X

Cabdi Shide Bile oo ka mida hormoodka kacdoonka reer Adal oo bixiyay waraysi xasaasiya: waan isku filanahay+MUUQAAL

Awdal 06 Jan 2015–Cabdi Shide Bile oo ka mida hormoodka kacdoonka reer Adal ayaa bixiyay waraysi xasaasiya sheegayna in reer Adal isku filan yihiin. Waraysigan oo qaybta labaad soo socoto ayaa Cabdi Shide Bile ka hadlay qorshaha horyaala.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.