Madaxweynaha Puntland ayaa dalbaday in dib loo dhigo shir loo dhanaa oo looga hadlayay qorshaha doorasho ee 2016 oo Kismaayo loo fadhiyay kadib caleemo saarkii Axmed Madoobe oo muran ka taagan yahay maamulkiisa. Shirkan ayaa la filayay in looga hadlo qaabkii kale ee loo samayn lahaa isbedelka 2016 maadaama doorasho jirin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM