X

Cabdiwelli Gaas oo dhagax dhigey wadada isku xireysa Taleex iyo Garoowe: SAWIRO

Cabdiwelli Gaas ayaa dhagax dhigey wadada isku xireysa Taleex iyo Garoowe. Waxa jira horumar xuma ka jirta dhinaca gobolka Sool oo siyaasiyiintoodu u kala cararaan kolba dhinac.



Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ay ka xuukuumad ahaan ka go’an-tahay in si siman degaanada Puntland loo wada gaadhsiiyo horumarka iyo mashaariicda wax ku oolka ah ee kaabayaasha dhaqaalaha.



Puntland oo sheegata gobolada Sool iyo Sanaag ayaan haba yaraatee soo gaarsin wax horumara keentayna in siyaasiyiintu miciin bidaan dhinaca Somaliland oo iyadna sheegata.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.