X

Cabdiwelli Gaas oo looga yeeray Imaaraadka

Cabdiwelli Gaas ayaa looga yeeray Imaaraadka wuxuuna si deg dega u raacay diyaarad loo soo direy. Cabdiwelli Gaas ayaa sheegay inuu wax ku lahaa lacag Imaaraadku soo geliyay dalka.



Wuxuu sheegay inuu xiriir fiican la leeyahay Imaaraadka oo hadda cadaatey iney jeebka u buuxiyaan. Imaaraadka ayaa loogu baaqay inay faraha kal;a baxan arimaha Somaliya.



Cabdiwelli Gaas ayaa sheegay in afar cisho uu ku sugnaan doono Magaalada Abu Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta kalana soo hadli doono sidii lacag loo siin lahaa uu kula dagaalamo Daacish iyo Shabaab.

Cabdiwelli Gaas ayaa markasta isku daya inuu waxba ku darsan dawlada Somaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.