Cabi Axmed ayaa booqan doona magaalo Maraykana oo Somalidu degan tahay. Waxa aad u sii xumaanaya xiriirka u dhexeeya Somalida iyo Oromada wada degan Itoobiya. Ayadoo ay sii bateen Oromada weerarka ku ah Somalida intii uu Cabi Axmed qabsaday xukunka dalkaasi.
Cabdi Axmed ayaa ahayd inuu xaalada dejiyo kana soo bilaabo halka xuduntu ka quruntey iyo dib u heshiisiin loo sameeyo labadan qabiil ee Muslimka ah.
Booqashada Cabdi Axmed ee Minnasota oo ah magaalo ay degan yihiin Somali iyo Oromo aad u farabadan ayuu u muujin doonaa labada shacab in la xal laga gaaro muranka jira.
Oromada ayaa xasuuq ka bilowdey Jinacsani iyo Tulli Guuleed ayagoo sheeganaya deegaanka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS