X

Cabi Axmed oo furey shir noociisa hore uga dhicin dalka Itoobiy dhexdiisa: SAWIRO

Cabi Axmed ayaa furey shir uu la qaadanayo mucaaradkii hore ee Itoobiya. Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo kaalin weyn kaga jira nabadeynta dadkii la dirirsanaa Itoobiya ayaa isku keenay dhamaan mucaaradkii diidanaa Mingeste iyo Meles Sanaawi ee Tigreega.


Dhinaca Somalida waxa ku jira ururka hadda soo xerogalay ee ONLF oo wadahadalo u socdaan Itoobiya. Shirkan oo noociisa ah intii Cabi Axmed keenay isbedelka geeska ayaa la filayaa in qodobo ka soo baxaan.

Somalida Itoobiya ayaa u baahan inay isku yimaadaan haddii ay rabaan inay mustaqbalkooda ka tashadaan.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.