X

Cabiya Axmed oo booqashadiisii ugu horeysay ku tagey Jigjiga: SAWIRO

Raiisal Wasaaraha Itoobiya Cabiya Axmed ayaa booqashadiisii ugu horeysay ku tagey Jigjiga. Cabiya oo ka soo jeeda qowmiyada Oromada ayaa laga filayaa inuu sameeyo dib u heshiisiin dhexmarta Oromada iyo Somalida.



Waxa RW ku soo dhaweeyay magaalada madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar iyo dhamaa golihiisa wasaarada. Raiisal wasaaraha ayaa la hadley shacabka lana kulmey madaxda Somalida dhamaan.



Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cuumar aya sharaxaadyo kooban ka siiyay Cabi Axmed booyada dabdamis iyo meelo kale oo uu maray Raiisal Wasaaruhu.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.