X

Cabsi la soo deristay dadweynaha ku nool xaafad ka tirsan Boorama

Cabsi la soo deristay dadweynaha ku nool xaafad ka tirsan Boorama. Magaalada ayaa ah magaalada kaliya ee u dhow buur gariirta ama leh dhul gariir. Waxana muuqata uin dhulgariiradii u dambeeyay ay kala jeexeen dhulka halkaasi ay ka soo boodeen biyo milixleh.


Magaalada ayaa si deg dega ugu baahan inay timaado khuburo ka warbixisa halista ka imaan karta biyaha dhul gariirku keenay ee aan la garanayn inta ay gaari karaan.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Zz4vKHgbGJA[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.