X

Cadaalad deg dega oo markii ugu horeysay ka dhacday Muqdisho kadib dil haweenay ay u gaysteen argagixisada shabaab

Ciidamada NISA ayaa fuliyay cadaalad deg dega markii ugu horeysay kadib xasuuq loo gaystey haweenay magaalada Muqdisho ka adeeganaysay oo ay toogteen dhiigmiiratada argagixisada shabaab. Dhiigmiiradka dilay haweenayda ayaa isla markiiba la mariyay cadaalad deg dega oo la duldhigey maydkiisa haweenaydii uu galaaftey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.