X

Cadaalad xumada haysata reer Awdal xagey ka soo bilaabantey ma Ingiriiskiiba mise waa hadda: ARAG lafogur lagu sameeyay

Ayrotv ayaa waraysi lafugur ah ku eegtay cadaala xumada haysata reer Awdal ma Ingiriiskii ayay ka soo bilaabantey mise burburkii Somaliya ayay la kowsatey. Waxa barnaamijka daadihinaya Faysal Abroone waxana kala qaybgalaya aqoonyahano u dhuun daloola siday sheekadu ahayd.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.