Boorama 21 Dec 2014–Cadami iyo Saylici ayaa ku noqdey Hargeysa halka Cadami sheegay inuu ku guulaystey wixii uu Boorama u yimi iyadoo shalay uu helay mowqifka salaadiin dhowr ah oo iyagu sheegay inay ku fashilmeen inay soo xerogaliyaan Suldaan Wabar. Ha isa soo Suldaan Wabar dhiibo si aanaan u xidhin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS