X

Cadho ka dhalatey ciidanka Kiiniya oo kufsi kula kacay gabdho Somaliyeed: MAQAL

Cadho ka dhalatey ciidanka Kiiniya oo kufsi kula kacay gabdho Somaliyeed oo la sheegay in dhexda loo galay kadibna gaari lagu kaxaystey.


Ciidamada Kiiniya ayaa lagu yaqaan kufsiga gabdhaha Somaliyeed waana ciidanka ugu akhlaaqad xun ee xilli kasta kufsada gabdhaha Somaliyeed ayagoo ka faiideysanaya burburka Somalidu is badey.


Masuul ka tirsan dhinaca Somalida ee Madheera ayaa ka hadley sida dhacdadan foosha xun u dhacdey iyo halka ay gabdhuhu ku socdeen iyo da’da ay ahaayeen. Ilaa shan gabdhood ayaa tirade lagu sheegay.


Hoos ka dhegeyso

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5rgGrlG6z7k[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.