Maamulka degmada Boorama oo wata askar ayaa dhulka la simey guryo dhismo ku socdey oo ay sheegeen in sharci daro ah lagu dhistey. Guryaha hadda la burburiyay ayaa la sheegay in ay u dhawaayeen madaarka. Maamulka ayaa lagu eedaynayaa in guryihii dawlada ay iibsanayaan lacagtana la raadiyo halka ay martey inkastoo ay dafireen in ay jiraan warar noocaasa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM