BooramaâAxmed Muumin Seed oo ka tirsan xisbiga Wadani ahna ku xigeenka C/raxmaan Ciro ayaa sheegay arin laga naxo oo ka socota iyo dadka oo habeenkii loo soo daato, cagajuleyn lagu hayo hadalka dadka, iyo dadka oo la iska xidho hadana laba maalmood kadib oo la sii daayo. Nasiid daradan haysata reer Boorama ayaan haysan magaalooyinka beesha dhexe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM