Cadaado–Caleemo saarka madaxweynaha muranku ka taagan yahay ee Galmudug ayaa la shaaciyay goorta la qabanayo iyo cida ka soo qaybgalaysa. Madaxweyne C/kariin Guuleed ayaan tagi Karin caasimada maamulka cusub ee Dhuusamareeb halkaas oo ururka dagaalyahaniinta Ahlu Sunna ay maamul ka dhisteen leh madaxweynihiisa. Xasan Sheekh ayaa ku fashilmey in uu xaliyo arintaas inta aan la dhisin maamulka cusub.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM