Hargeysa 07 Jan 2014–Cali Aareeye ayaa sheegay in Xayle Salaase xataa ula dhaqmin sida kooxda Siilaanyo ula dhaqmaan dadka ka baxaya gobolada Awdal iyo kuwa soo galaya oo calaa madax laga qaado sodon doolar. Dadkan madax furashada laga qaado maalin kasta ayaan helin cid u hadasha ama wax ka qabata.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS