X

Cali Gurey oo been ku qabtey Siilaanyo iyo Saylici 16,000 kun oo cod ayuu Siilaanyo ku soo kordhiyay: ARAG

Siyaasiga Cali Gurey ayaa sheegay in uu been ku helay Siilaanyo doorashadii lagu shubtey ee Muuse Biixi iyo Saylici. Cali Gurey ayaa sheegay in uu Siilaanyo qaatay Saylici oo uu ku helay 16,000 oo cod.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.