X

Cali Gurey oo beeniyay inuu qabyaalad ugu hiilinayo Muuse Biixi kana digey in la tuuryeeyo Ciro

Cali Gurey ayaa beeniyay inuu qabyaalad ugu hiilinayo Muuse Biixi kadib markii uu ku biirey xisbi uu waligii caayi jirey mucaaradna ku ahaa. Cali Gurey ayaa ka digey in la tuuryeeyo musharaxa Wadani C/raxmaan oo berito hadli doona. Cali Gurey ayaa sheegay inuu kala xishoonayo inuu codka u waydiiyo Muuse Biixi.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.