Ku xigeenka Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu ka tagayo xisbiga Ucid haddii Faysal Waraabe xalin waayo muranka xukunka ee haysta xisbiga. Faysal Waraabe ayaa lagu soo waramayaa in uu rabo in uu isagu noqdo musharaxa xisbiga halka qaar kalama sheegayaan in uu rabo in uu iibiyo xisbiga.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM