X

Cali Gurey oo reer Awdal ku abaalmariyay in shirka UCID ka dhici doono Boorama

Gudoomiyaha ku xigeen sadexaad ee Ucid Cali Gurey ayaa reer AWdal ku abaalmariyay in shirka guud ee xisbiga UCid lagu qaban doono Boorama. Cali Gurey ma sheegin in uu fasax ka haysto gudoomiyaha xisbiga Faysal Waraabe oo laga yaabo in anu ku raacin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.