Hargeysa 12 Jan 2015–Cali Gurey ayaa si daacada uga hadlay wajigabixii ka soo baxay shirkii IGAD ee ay ku cadeeyeen in Somaliya hal tahay. Cali Gurey ayaa sheegay in faanka la iska daayo ee xaquuqdu in ayna jirin wadan danaynaya in Somaliya kala go,do. Wuxuu sheegay in xaajada Somaliland hoosta ka qudhuntey ee aan loo baahneyn in kor la eego.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS