X

Cali Gurey oo u jawaabay hadal ka soo yeeray Xirsi Tooriile oo ah gacanyaraha Siilaanyo+MUUQAAL

Hargeysa–Cali Gurey oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe ayaa jawaabay hadal ay xisbiyada maamulka Siilaanyo ka cadhoodeen oo ah in aan xoog wax lagu bedeli karin. Maamulka Siilaanyo ayaa qarka u saran in ay is duqeeyaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.