Hargeysa–Cali Gurey oo lagu yaqaan inuu fikradiisa ka dhiibti arimaha dhacaya ayaa ka jawaabay dhawaq uu wasiirka arimaha dibedda Somaliya ku sheegay in dawlada Somaliya ogolaatay in hawada dalkeeda iyo dekedaha la siiyo Sucuudiga oo dagaal diimeed kula jira Xuutiyiinta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS