Cali Khaliif ayaa caadi magangelyo u waydiistey maamulka Somaliland oo uu in muddo ah dadka beenta ugu sheegi jirey inaanu u socon. Galaydh ayay sheekadu ku xumaatey mar uu isku dayay inuu maamulkii Khaatumo u dhiibo Somaliland taas oo jawaabteeda la doortey madaxweyne cusub iyo ku xigeen.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=V5eaZJ_dA-o[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS