X

Cali Khaliif oo dib isku doortey hal sano oo kale

Cali Khaliif oo dib isku doortey hal sano oo kale. Kulan dad aad u yar ka soo xaadireen ayaa Cali Khaliif dib isugu doortey horjoogaha Khaatumo garabka Cali Khaliif.

Cali Khalif ayaa dhowr jeer u calaacalay Muuse Biixi kana codsadey in lagu daro Somaliland.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=8h1o85LEjnQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.