Cali Khaliif oo Gabiley soo gaadhey iyo kaftan iyo qosol la is waydaarsaday
Cali Khaliif ayaa Gabiley soo gaadhey iyo kaftan iyo qosol la is waydaarsaday xilli uu Boorama u hoyday xalay. Cali Khaliif waxa safarkiisa ku weheliya Faysal Waraabe oo la sheegayo in uu ka codsaday in uu u noqdo ku xigeen.