X

Cali Khaliif oo ka hadlay shirka Caynabo: magaalada Buuhoodle waa laga habaarayay

Shir Buuhoodle ka dhacay ayaa looga hadlay wadahadalada Cali Khaliif iyo Somaliland oo baryahan dhinac u socon la ayadoo aan welli lagu heshiin cida ka qayb galaysa shirka Burco.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.