Cali Khaliif ayaa ku hanjabay in heshiiskii Somaliland ay la galeen burburayo haddii shirka Burco dhici waayo. Hadalka Cali Khaliif ayaa imanaya ayadoo siyaasiyiinta Dhulbahante ee Hargeysa laga biilo qaarkood diideen shirka Burco.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS