Cali Khaliif ayaa markale calaacal u direy Muuse Biixi. Cali Khaliif ayaa intii Muuse Biixi loogu shubey maamulka dalbadey in la fuliyo heshiiskii ay la galeen Siilaanyo oo hadda u muuqda in lagu meelgaaray.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=gUI8MXeobQ4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS