X

Cali Khaliif oo markale Laascaanood lagu soo dhaweeyay

Cali Khaliif ayaa markale Laascaanood lagu soo dhaweeyay. Garabka Khaatumo ee uu hogaamiyo Cali Khaliif ayaa sii kala jabay waxana hadda u soo hartey inyar oo markii horeba Somaliland jeclayd.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3_sX2Zjq9rA[/embedyt]



Maxamed Yuusduf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.