X

Cali Khaliif oo sheegay in uu ogyahay siraha shirkii London loona wadahadlayo Koofur iyo Woqooyi

Cali Khaliif ayaa sheegay in uu ogyahay siraha shirkii London loona wadahadlayo Koofur iyo Woqooyi. Wuxuu kaloo sheegay in Majeerteen korodhsanayo kuraasta Mudug iyo Bari.



Garabka Khaatumo ee Cali Khaliif ayaa ku biirey dhinaca Somaliland.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.