X

Cali Maxamed Geedi oo aan afka ka dhowrsan qaska Ingiriisku wado

Raiisal wasaarihii hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi ayaan afka ka dhowrsan qaska Ingiriisku ka wado Somaliya mar uu cunaqataynta yiraa halagu giijyo iyo mar uu hadda si toosa u faragelinayo arimaha doorashada. Cali Maxamed Geedi ayaa marka hore ku dheeraaday kooxda sheeganaysa Hawiye runtana ku qarxiyay.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.