X

Cali Maxamed Geedi oo kabaha la dulmaray Rooble Baahane

Raiisal wasaarihii hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi ayaa kabaha la dulmaray Rooble Baahane oo sheegtay inuu eryay ergayga midowga Afrika u jooga Muqdisho. Waxa u caqli celiyay madaxweyne Farmaajo.


Hadda raiisal wasaarihii ee Somaliya Cali Maxamed Geedi ayaa u biiray lana yaabay hoga uu ku dhacay fadhiid Rooble Baahane. Cali Maxamed oo ka hadlaayay hoga u ku dhacay ayuu yiri sidatan.



In aan ilaalinno xeerarka caalamiga ah iyo curfiga diblomaasiyadeed ee dunidu heshiiska ku tahay, waa shay lama huraan ah. Kala sarraynta awoodaha iyo masuuliyadda dalkana waxaa dhigaya dastuurka iyo xeerarka u degsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ma ahan wax laab la kac ama hindise shakhsiyadeed ku shaqeeya. Waa muhiim in Ra’iisul Wasaare Rooble uu ogaaado in uu jiro khad guduudan oo aan laga gudbi karin.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.