X

Cali Sandulle oo magac cusub u bixiyay Muuse Biixi

Cali Sandulle ayaa magac cusub u bixiyay Muuse Biixi. Siyaasigan ka soo jeeda Laascaanood ayaa sheegay in maamulka hadda askar ka taliso, wuxuna sheegay in Muuse Biixi jeegaan ku soo baxay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9fApd9nwfzg[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.