X

Cali Warancade basaas weyn ayuu ahaa cidna ma xidhi karo waxan leeyahay edebso: Suldaan Cune iyo cashuur ma bixinayo

Suldaan Cune ayaa u dhameeyay Cali Warancade oo ku sheegay basaas weyn oo loo haysto dilkii jasiira oo dawladii hore ku dishay dad u dhashay beesha dhexe. Suldaan Cune ayaa cay u daray Cali Warancade sheegayna in aan isagu waalnayn ee ay ka waalan yihiin kuwa soo dirsaday.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.