X

Cali Warancade iyo Maxamed Xaashi oo ku hanjabay in la qaato lacagta Somaliland iyo lacagihi hore oo wali aan la bedelin

Cali Warancade iyo Maxamed Xaashi oo ku hanjabay in la qaato lacag Somaliland oo ay sheegeen in ay soo daabacdeen. Lacagta Somaliland ayaa lagu daabacaa isla magaalada iyo dalalka Hindiya ka mid tahay isla markaana lagu bedeshaa lacag adag.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.