Hargeysa 13 Jan 2015--Cali Warancade oo u qaabilsan Siilaanyo arimaha gudaha ayaa beeniyay in suldaan lagu xidhay Awdal wuxuuna ka cawday dawlada Somaliya oo eriday shirkad tuuga ah oo sumaysay deegaanada Siimoodi. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS