Boorama 27 Dec 2014–Wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland ayaa dhalinyar ay hore ugu xidheen xabsiga Madheera dib ugu soo celiyay waalidiintooda tan ayaa dad badan u arkaan xodxodasho waalidiintii caruurtooda lagu xidhay xabsi ka fog magaaladii ay ku dhasheen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS