Haregysa–Cali Warancade ayaa durba ka aargoostey Suldaan Maxamed Cune oo daraad dhulka la simay kuna tilmaamay basaas weyn oo Isaaqnimo loogu ogolaaday Hargeysa kuna lug lahaa dil ka dhacay xeebta jasiira xilligii dawladii Siyaad Barre. Cali Warancade ayaa kaga jawaabay xadhig uu kula kacay isla habeenimadii. Cambaareyn xoogleh ayaa qurbajoogtu dusha iuga tureen maamulka Hargeysa.
Dib u jaleec hadalkii Suldaan Cune uu dhulka la simay Cali Warancade oo lagu yaqaan in caruurta ka cabsiiyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM