Hargeysa–Cali Warancade oo Siilaanyo u ah wasiirka gudaha ayaa ka qayliyay mudaharaad ay ku baaqeen xisbiga Wadani oo diidey in Siilaanyo oo fadhiida hawlgabna ah loo kordhiyo muddo aanu u qalmin maadaama uu hawlgabyahay. Warancade ayaa diidey in uu qaado masuuliyada haddii kooxda Siilaanyo xasuuqaan dhalinyaro.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM