Wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland ayaa digniin u direy dawlada Somaliya iyadoo warar ay soo baxayaan in ciidan beeleed ka tirsan Khaatumo iyo kuwa maleeshiyada beesha dhexe ay weerar ku qaadeen Balicad halkaas oo uu ku sugnaa sida la sheegay madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Galaydh.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS