Cali Warancade oo ka hadlayay dadka ajaanibta ah ee jooga gobolada Somaliland ayaa la yimi sharciga carabta e gumeysiga isagoo sheegay in ajaanibtu ay la joogi karaan qofka ay u shaqeeyaan sidaana sharci ku helayaan. Ajaanibta ugu badan ee joogta gobolada Somaliland ayaa u badan OROMO muslim ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS