X

Cali Warancade oo sheegay in gacanta lagu dhigey ragii dilay taliyihii booliiska Saaxil

Wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland ayaa sheegay in gacanta lagu dhigey ragii diley taliyihii booliiska gobolka Saaxil oo daraad lagu diley tuulo ka tirsan gobolka. Cali Warancade ayaa sheegay in sideed ka mida la soo qabtey oo uu ku jiro mid dhaawaca.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.