X

Cali Warancade oo taageersan xisbiga beeshiisa ee Wadani oo yaraystay khalkhalka ay keenayaan wasiirada iscasilay

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Warancade oo lagu yaqaan in ayna ishiisu dheerayn ayaa yaraystay khalkhalka ay keeni karaan wasiirada ka tagay maamulka Siilaanyo oo u badan hal jufo oo ka tirsan beesha dhexe. Cali Warancade hadalkiisa iyo kan Siilaanyo u sheegay kuwii is casilay oo ah kaaf iyo kala dheeri.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.