Muqdisho–Wasiir ku xigeenka gaashaandhiga dawlada Somaliya Maxamed Xagaa oo ka soo jeeda gobolada Awdal ayaa u caqli celiyay Cali Warancade oo faafiyay cabsigelin ku saabsan ciidanka Somaliya una sheegay in iyagu ka soo jeedaan Woqooyi kaligiina u hadli Karin isla markaana uu xidhmey albaabkii isku dirku.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM