X

Cali Xaraare oo kabaha la dulmaray dad baryahan soo baxay

Weriye Cali Xaraare ayaa kabaha la dulmaray dad baraha bulshada ka dhigtey goob ay ku soo caan baxaan dadka la yaqaano ayagoo soo qora hebel waa dhintey ama iska dhiga qof ayna ahayn. Dadkaas nolosha ka dhacay ayaad arkaysaa in haddana laga faaloonayo.


Waxaad is waydiin kartaa dadka noocaasa diinta ay haystaan. Inkastoo dadka badankiisu qabaan inay ka mid yihiin kooxaha gaalaynta laakiin aan loo hayn cadayn maadaama ay qariyaan magac been ahna furtaan.


Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.