Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey ayaa ka Hadley isqarxintii ka dhacdey Buuhoodle oo aan cidi waligeed ku riyoon in argagixiso isku qarxi doonto Buuhoodle.
Waxa la ogaadey in is-haligihii is qarxiyay aanu reer Sool ahayn. Wuxuu yiri mudaan ka hadalney maamulka Woqooyi galbeed iyo lugta ay ku leeyihiin argagixisada.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ysUtR3MCmcw[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS