X

Camuud Foundation iyo qurbajoogta Bahabar Cabdalle oo iska kaashaday hirgelinta adeeg bulsho

Deegaanka Godka Daarimo ee ka tirsan Gebiley ayaa hay’adda Camuud Foundation iyo qurbajoogta Bahabar Cabdalle ka hirgeliyeen xarun caafimaad iyo balaadhinta dugsi hoose dhexe. Waxa dugsigan iyo xarunta caafimaad ka faaiideysan doona dadka deegaanka degan waa haddii maamulka jiraa fuliyo balan qaadyada ay goobta ka sheegeen.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.