Rasaas xoogan ayaa xalay ka dhacaday gudaha Laascaanood taas oo ay iswaydaarsadeen isla ciidanka booliiska. Rasaastan oo xalay si weyn loo maqlayay ayaa waxa la xaqiijay uin hal askari ku dhaawacmey. Sababta maxaa lagu sheegay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS