X

Carabta Berbera dekedeeda la wareegtay oo isku diyaarinaysa deked hubku uga soo dego

Somalia --- Berbera Town and Port --- Image by © Yann Arthus-Bertrand/CORBIS

Carabta Berbera dekedeeda la wareegtay oo isku diyaarinaysa deked hubku uga soo dego sida dad goobjoogayaal ah indhahooda ku so arkeen. Waxa dhinaca kale la sheegay in buuraha faqanayaan.

Madaarka Berbera ayaa dawlada Somaliya ogolaansho siisey in Carabtu la wareegeen iyadoo la sheegayo in kharashaadka Xaan Sheekh diyaarada ku kireystay kuna galay doorashooyinka ay ka yimaadeen halkaasi.



Waxa kaloo a arkey koox reer Lubnaana oo iyagu helay ama la siiyey qan-daraaska dhismaha Dekadda cusub, wallow iyaga laftooda, sida la xusay aqoon iyo khibrad midna aanay u lahayn dhiska garoonadda ciidamadda, balse sida qalabka hadda ay ku shaqaynayaan ka muuqata, waxay hawshoodu ku egtahay samaynta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.